Uncategorized

Daawo Video: Gabdho la isugu Keenay Garoowe oo Buuq Xoogan dhaliyey iyo Culimada Puntand oo go’aan ka qaatay

iftineducation.com – Daawo Video: Gabdho la isugu Keenay Garoowe oo Buuq Xoogan dhaliyey iyo Culimada Puntand oo go’aan ka qaatay


Gagaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa waxaa galabta ka furmi doona tartan kubadda kolayga ah oo u dhexeeya gabdho kala matalaya maamul goboleedyada ka jira Soomaaliya.







Haddaba Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf, oo kamid ah culimaa’udiinka Puntland ayaa si kulul uga horyimid tartankaasi, 






isagoona sheegay in Alle xaaraantinimeeyey in haweenka sidaan oo kale loogalo ayna wax u dhimayso diinta Islaamka.