Uncategorized

DAAWO sawir kaa qoslin doona oo laga sameeyay Damul-Jadiid oo soo iibsaday Siyaasiyiin Caan ah

iftineducation.com – DAAWO sawir kaa qoslin doona oo laga sameeyay Damul-Jadiid oo soo iibsaday Siyaasiyiin Caan ah


Waxaa sawir gacmeedkaani lagu matalay Kooxda Damul-Jadiid oo feel-dheer ugu jirta loolanka Doorashada Madaxweyne ee dhawaan la filaayo inay ka dhacdo magaalada Muqdisho.


Sawirka waxaa lagu muujiyay in Kooxda ay soo iibsatay Siyaasiyiin dhowr ah oo uu ku jiro Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.



Sawirka waxaa sidoo kale, lagu cabiray Gen. Gebra oo isna ka dhexmuuqda feelka Damul-Jadiid, 




waxa uuna matalayaa kaalinta Dowlada Ethiopia ay kula safantahay Damul-Jadiid Gaar ahaan Xasan Sheekh.



Arrag sawir kaa qoslin doona oo laga sameeyay Damul-Jadiid oo soo iibsaday Siyaasiyiin Caan ah