Uncategorized

DAAWO MUUQAAL: Ra’iisul Wasaaraha Dalka Talyaaniga oo Xilkii Iska Casilay

iftineducation.com – DAAWO MUUQAAL: Ra’iisul Wasaaraha Dalka Talyaaniga oo Xilkii Iska Casilay


Ra’iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga Mr. Matteo Renzi, ayaa ku dhawaaqay in uu is casilay ka dib markii looga guuleystay codayntii loo qaaday inuu dalkaasi is bedel dastuuri ah lagu sameeyo.


Shir jaraa’id ee uu Ra’iisul Wasaare Rensi xalay qabtay ayuu waxa uu ku sheegay inuu qaadanyo masuuliyadda natiijada ka soo baxday aftidii uu doonayay inuu dalka Isbedel Dastuuri ah ku sameeyo.

Siyaasiyiintii u ololeyneysay diidmada isbedelka ayuu ugu baaqay inay qorshe cad soo gudbiyaan, oo ay dalka ku hormarinayaan.




U Codaynta is bedelkan dastuuriga ah ayaa dadka u soo baxay inay codeeyaan ayaa waxaa lagu qiyaasayaa boqolkiiba 70, taasi oo keentay in dad badan ay diidaan dalabka Ra’iisul wasaare Renzi.