Uncategorized

Daawo: Kama qeyb geli doono tartanka quruxda mar kale

iftineducation.com – Xaliima Aadan oo 19 jir ah oo iyadoo xijaaban u tartantay gabadha ugu quruxda badan gabdhaha gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa sheegtay in aanay markale tartamayn.


Xaliima ayaa xilligaasi sheegtay in ay rajaynayso in ka qaybqaadashadeedu ay dhiirrigalin u noqoto dumarka kale ee Muslimiinta ah, 





hasayeeshee ay haatan ka tanaasushay sii wadidda xirfaddaasi kaddib markii ay waalidkeed sidaa kula taliyeen.


Haddaba waxaa Xaliimo la kulmay oo wareysiga la yeeshay weriyaha BBCda Maxamed Xaaji Xuseen Shiine, oo marka hore waydiiyay waxa ku dhaliyay inay tartankan ka qeyb qaadato?




Daawo: Kama qeyb geli doono tartanka quruxda mar kale

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *