Uncategorized

Britain oo eedeysay Sacuudiga

iftineducation.com – Xoghayaha arrimaha dibadda Britain Boris Johson ayaa dowladda Sacuudiga ku eedeeyey colaadda ay ku lug leedahay ee dalka Yemen.


Sida uu qoray wargayska the Guardian Mr Johnson ayaa dawladaha Sacuudiga iyo Iran ku dhaleeceeyey colaadaha ay ka hurinayaan wadanka Yemen.





Balse afhayeen wasaarada arrimaha dibadda ee Britain u hadlay ayaa sheegay in sacuudigu uu yahay saaxiib weyn oo Britain ay leedahay.



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *