Uncategorized

WIILASHA KU NOOL QURBAHA OO SOOMAALI AH IYO HABLAHEENA

iftineducation.com – WIILASHA KU NOOL QURBAHA OO SOOMAALI AH IYO HABLAHEENA


Yaa waalan wiilasha iyo gabdhaha, 


runtii naagaha soomaaliyeed iyo raggooda aad bay isugu lunsan yihiin waxaad arkaysaa wiil ku leh waxaan rabaa gabar sidan ah oo noocan ah, 


sidoo kale waxaad arkaysaa gabar ku leh waxaan doonayaa wiil noocaas ah ah waa dadka yurub ku nool ayay u badan tahay dhibaatadaaas guurdoon 


ayay u badan yihiin 






waayo lacagta cayrta ayaa jeebka u soo gashay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *