Uncategorized

Wasiir Soomaaliyeed oo gabar miskiin ah uureeyay video

iftineducation.com – Gabadhan waxay leedahay wasiirkii hore ee warfaafinta ayaa i uureeyay, 


haddii hadalkan uu sax yahay waa musiibo weyn, 


waayo dad lagu amaanaystay dal falkan ku dhaqaaqaya waa wax aad u liita, 


runtii dalka dadka hayo waa dameero oo ka dhergay qabyaalad iyo dulli waa dadka ka sooray soomaalida dadnimada, 


waa dadka sabab u ah inay soo barakacaan soomaaida, 


oo xoogay xoolahooda, 


dad xoolo iyo guryo xoogay ma dumar bay cafiyaan.


daawo hadalkeeda