Uncategorized

Wadaad Masiixi Ah Oo La Qabtay Isago Sac U Galmoonaya

iftineducation.com Wadaad masiixi ah ayaa la qabtay kadib markii la arkay isago biyo dhaxdood ugu galmoonaya Sac oo ka mid ah xayawaanaadka aad loogu nacfiyo aduunka oo dhan sidaas waxaa sheegay booliska koonfur Africa.


Booliska deegaanka Limpopo ayaa sheegay in dad soo wacay ay u sheegeen in nin wadaad ah uu galmo kula kacay Sac meel fagaaro ah.


Shilka ayaa bilaawday marki nin dhalin yaro ah u meel fog ka arkay wadaadka oo ku riixaya xubintiisa xayawaankaan, kadibna waxaa u la hadlay qof isagoo tusay.


Wadaadkaan oo ka tirsan kaniisada Zion Christian Church oo sidoo kale dadka qaar ay u yaqanaan ZCC Church waxa lagu eedeyay inuu Saca u kaxeeyay oo uu u eryay dhinac biyaha wabiga si aaney u baxsan.


Kadib waxaa uu bilaawday inu galmo ku sameeyo ,booliska ayaa si dhaqso leh u tagay goobta, wadaadkaan ayaa galay kaniisad goobta u dhow si aaney boolisku u qaban laakiin waa lasoo xiray.



Waxaa la geyn doonaa maxkamada waxaana falkaan uu ku kacay uu aaminaad daro ku riday dadka deegaanka, sidoo kale waaxda xaquuqda xayawaanaadka Koonfur Afrika ayaa aad u cambaareeyay arintaan.

1 thought on “Wadaad Masiixi Ah Oo La Qabtay Isago Sac U Galmoonaya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *