Uncategorized

Trump oo weerar afka ah ku qaaday Soomaalida Minnesota

iftineducation.com – Trump oo weerar afka ah ku qaaday Soomaalida Minnesota



Murashaxa madaxtinimada Maraykanka ee xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa isu soo bax uu ku qabtay gobolka Minnesota ee Soomaalida ay ku badan yihin 


waxa uu taageerayaashiisa u sheegay in Gobolkooda qaxootiga soo degay ee Soomaalida ah ay gaystaan dhibaatooyin xagjirnimo wata.






Waa kuwan qaar ka mid ah Soomaalida gobolkaas deggan oo ra’yigooda ku aaddan eedeynta Trump uga warramay BBC



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *