Uncategorized

Snoop Dogg oo u qaxi doona Canada, asigoo sheegay inuu Mareykanka ugu qaxayo Trump.

iftineducation.com – Heesaaga Snoop Dogg ee u dhashay California Mareykanka ayaa sheegay inuu u qaxayo dalka Canada asiga oo iskaaga tagayo dalkiisa hooyo ee Mareykanka kadib markuu ka warhelay in la doorto inuu madaxweyne ka noqdo Donald Trump oo ku guuleystay jagadaasi kaasoo aad ay iugu baqeen dadka aan cadaanka aheyn ee Mareykanka ku nool. 



Snoop Dogg ayaa soo dhigay bogiisa sawir magaalada Toronto ee dalka Canada ah kaas uu kula hadlay fanaanka Canada u dashay ee Drake uuna weydiistay inuu guryo halkaasi ugu raadiyo maadama ay Toronto noqotay magaalada uu rajeynayo inuu usoo baxsado oo mareykanka waxuu yiri waxaan u daayay Trump. 


Fanaaniin badan oo Hollywood ka mid ah ayaa horey u sheegay in ay dalka canada u baxsan doonaan haduu Trump ku guuleysto madaxnimada dalkaasi.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *