Uncategorized

Sidey Muslimiinta u saameyneysaa doorashada Mareykanka?

iftineducation.com – Bishan dalka Maraykanka waxaa ka dhacaysa doorasho, intii uu socday ololaha doorashada, qodobada aadka musharaxiinta uga hadlayeen waxaa ka mid ahaa diinta.


Haddii ay noqon laheyd ra’yiga musharaxa madaxweyne ee xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ee ku aadan Muslimka, 





sidoo kale sharciga Maraykanka ee la dagaalanka argagaxisada, waxa ay ahaayeen arrimaha aad looga hadalhayo dalkaasi.


Haddaba sidee ayay diinta u saameyneysaa doorashadan ka dhici doonta Maraykanka.


Wariyaheen Maxamed Xaaji xuseen Shiine ayaa warbixin arrintaasi ku saabsan halkaa inooga soo diray.



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *