Uncategorized

Sheeko Caruureed: Ka faa`iideyso sheeko waliba murtida ku dhaxjirta.

iftineducation.com – Juxa ayaa dameer uu lahaa suuqa keenay sii uu u iibiyo nin doonayay in uu gato dameerka ayaa qabtay seyntii Dameerka, markaasuu haraati ku jiiday (ku dhuftay) haddana wuxuu fiiriyay ilkihiisa makaasuu dameerkii qaniinay ninkii oo xanuunsaday ayaa yiri Juxaayoow cidna dameerkan kaama gadaneys.







Juxaa ayaa u jawaabay oo yiri in ay cidi iga gadato uma keenin suuqa ee markii horeba waxaan u keenay in leyla arko dhibka uu igu hayo aniga !!








Murtida: Wixii dhiba bulsho ay isla nool yihiin ama dani ka wada dhaxeyso wuxuu muteysan karaa in ruuxii uu la noolaana naco bulshada inteeda kalana la tuso dhaqan xumadiisa.








Sheeko kale, weli waa Juxaa sheekadiisii.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *