Uncategorized

Sawirro: Lionel Messi, Cristiano Ronaldo Iyo Xiddigo Kale Oo Si Maad Ah Tinta Donald Trump Loogu Yeelay Iyo Sida Uu Muuqooda Noqday.

iftineducation.com – Sawirro: Lionel Messi, Cristiano Ronaldo Iyo Xiddigo Kale Oo Si Maad Ah Tinta Donald Trump Loogu Yeelay Iyo Sida Uu Muuqooda Noqday.


Saacad ka hor waxaa si rasmi ah loogu dhawaaqay in Donald Trump uu noqday madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka isagoo ka adkaaday musharaxii xisbiga dimuquraadiga Hillary Clinton.


Ololaha doorashada Mareykanka waxa ay aheyd mid saameyn weyn ku yeelatay dunida oo dhan, iyadoo ay kala qeybisay fekerka dadka kale.


Hadaba shabakada caalamiga ah ee Goal ayaa maad ka sameysay doorashada Mareykanka iyagoo timaha Trump uu caan ku yahay dul saaray qaar ka mid ah ciyaartoyda caanka ah ee kubada cagta.


Natiijada ka soo baxday waa mid ku cajib gelin doonto kaana qoslin doonta.


Lionel Messi

 
 Paul Pogba







David Luiz







Neymar







Wayne Rooney







Manuel Neuer







Cristiano Ronaldo







Pep Guardiola







Jose Mourinho






haye yaa ku qurxan hee kkkkkk

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *