Uncategorized

Sawiro U Gaar Ah Shahid Kapoor Walaalkiis Ishaan Khattar Oo Dhawaan Bollywood-ka Kusoo Biiri Doono

iftineducation.com –  Ishaan Khattar waa 21-jir diyaar u ah inuu Bollywood-ka kusoo biiro waana xidig isku diyaarinaayo inuu fanka Hindiya saameyn ku yeesho.


Image result for ishaan khattar and shahid kapoor


Ishaan Kattar walaalkiis ka weyn waa Shahid Kapoor oo ah atoore Bollywood-ka heer sare ka gaaray sidoo kalena dunida magaciisa ku baahay.




Ishaan iyo Shahid waa isku hooyo waxaana hooyo u wada ah Neelima Azeem oo 80-kii ahayd atirisho Bollywood-ka ka tirsanaan jirtay.


 Image result for ishaan khattar and shahid kapoor


Ishaan Khattar mustaqbalka dhow waxaa soo caan bixin doono filim sameeye Karan Johar waayo shirkadiisa Dharma Productions ayaa wiilkan heshiis la gaartay.


Ishan Khattar waxaa aabo u ah Rajesh Khattar oo isagana ah jilaa filimada Bollywood-ka wax ka jilo halka Shahid Kapoor aabiihis uu isagana yahay Pankaj Kapur oo ah jilaa isagana filimada Bollywood-ka wax ka jilo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *