Uncategorized

Sawirka masjidka maanta Madaxweynaha turkiga daahfuray

iftineducation.com – Sawirka masjidka maanta Madaxweynaha turkiga daahfuray.


Madaxweynaha turkiga Rajab Dayib Ordoghan oo la sheegay inuu 




maanta furay masjid cusub meel ka mid ah magaalada istanbuul 




waxaa la sheegay ordoghan inuu bil kasta masjid cusub fura dalkaas oo ah 


dal calmaani ah oo diinta lagag soo horjeeday 




marka khilaafada ay dhacday kaddib.




Sawirka masjidka maanta Madaxweynaha turkiga daahfuray.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *