Uncategorized

Sababta geedka dumarka u xunbeeyo galmada markey isku dhacdo

iftineducation.com – Niman badan waxay ka sheegtaan geed yari waxay u maleeyaan in aysan naag qancin karin marka xaqiiqda laga hadlo, geedka inuu dheeraado iyo inuu gaabnaado shaqo kuma laha raaxada galmada, 


waxaa muhimsan kaliya inuu aad u kaco oo adkaado, sida la ogyahay dumarka farjigooda oo dhan raaxada ma wada dareemo, 


keliya 8 Sentimitir ayaa dareen leh wixii 8daas dhaafo xanuun bay ka dareemaan.




haweenka waxay rabaan nin bahal adag, marka walaal dhowrsanaanta ayaa ka dhigto ninka qof nolosha guurka ku guulaysan doono laakin qofka naagaha xaaraanta aan iska ilaalinin ama seegada badsada hadhow marka uu guursado ayuu ka shallaayi wuxuu is arki hal daqiiqo kaddib inuu biyabbaxo, ama bahalkiisa oo noqda sida hilib balaq ah.



Hadalka sheekada iyo hamhamta waa weerarka galmada waxaa la tilmaamaa in xod xodashada iyo shekooyinka macaan in ay haweenka ka helaan waxana sheekda macaan ka qadaan jiririco iyagoona si tartiib ah ugu soo dhawaada ninka dhuuq mada aya sidaas ku bilaabato waxaana dhuq mada ugu macaan mida la wada qaato waliba faruurta hoosa ayaa caadi aheen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *