Uncategorized

Raga Oo Naceb Dumarka Siilkooda Uu Qoyan Yahay Xiliga Wasmada

iftineducation.com – safarka dheer ee ay dumarku ugu jiraan raadinta ninka ugu haboon ee ay nolosheeda la wadaagi lahayd inta ka dhiman ayaa ah mid aad u dhib badan iyadoon haweenaydu ay dhibaato badan kal kulanto xulashada xabiibkeeda mustaqbalka




Sikastaba ha ahaatee daraasad iyo ra,yi ururin la sameeyay ayaa lagu sheegay in 7 arimood nimanka lagu arkaa aysan haweenku marnaba u qurshaynin in ay nolol la wadaagto amaba ay nafteeda ku aaminto



1-NINKA DHAQAN CARUURUUREED KA LE
haweenku ma jecla ninka sida caruurta u dhaqma ama u fikira
aasoo aan hiigsanin hami dheer iyo mustaqbal aayo leh
sidoo kale ninka cuucan ahi waxa uu inta badan ku mashquulsan yahay
haasaawe aan dhamaad lahayn isagoo ka gaabsada
marka guur iyo mustaqbal lasoo hadal qaado
waxa uuna mas,uuliyadahaas kasoo qaadaa mid aan isaga looga fadhin oo ay jiri doonaan dad caawiya , haweenka ayaana aad u neceb ninka aan isku tashan
2-NINKA MASHQUULKA BADAN EE MARWALBA SHAQO KU MASHQUULSAN
Waa run in haweenku jecel yihiin ninka shaqaysta ee muuruqiisa iyo maalkiisa ku tashada
balse haweeneydu gabi ahaanaba ma jecla ninka aa siinin daryeelka ay uga baahanyihiin
iyo in uu ihtimaamka ka yareeyo , raga nuucaas ah ee marwalba mashquulka badan
ayayna haweenku ka cararaan ka hor inta aanba guur la gaadhin
3-NINKA DHAAWACA JACAYL HORE U QABA
hadii aad tahay mid ku soo fashilmay xiriir hore oo jacayl ah
waxaa kula gudboon inaad wakhti qaadato , oo aad iska ilowdo wax kasta oo hore kuu soo maray
maxaa yeelay haweenku aadbay uga gubtaan marka ay arkaan
ninka ay xiriirka la leeyihiin oo ka hadlaaya xidhiidho horay aw ula soo yeeshay gabdho kale



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *