Uncategorized

Priyanka, Ranveer Iyo Aishwarya Oo Ka Mid Noqdeen Xidigaha Bollywood-ka Ee Labiska Foosha Xun Soo Xirteen Todobaadkan

iftineducation.com –  Todobaadkan darajada xidigaha Bollywood-ka ugu labiska fooasha xun ama qaabka daran soo qaateen waxaa soo galeen shaqsiyaad caan ah oo ay ka mid yihiin Priyanka Chopra, Ranveer Singh, Aishwarya Rai Bachchan iyo kuwo kale.


Inta badan nolosha xidigaha Bollywood-ka waa mid toosh lagu haayo sidoo kalena laga faaloodo labiska ay soo xirtaan marka lagu arko meel fagaaro ah.





Sida darteed todobaadkan iyo xidigaha Bollywood-ka ee labiska qaabka daran soo xirteen magacyadooda iyo sawiradooda hoos kaga bogo:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *