Uncategorized

ninyahow ma rabtaa inuu geedkaaga bir noqdo oo wax duleeliso xiliga galmada

iftineducation.com – ninyahow ma rabtaa inuu geedkaaga bir noqdo oo wax duleeliso xiliga galmada


Ginseng waa geed aadu daran oo u roon wadnaha iyo dhiigga,wuxuu ka baxaa dalkaKorea iyo China iyoCanada iyo USA killda waxaa la gadaa 300$ ku dhowaad, geedka wuxuu kaloo
taraa dhanka galmada dadka bahalka ka daciifay wuxuu siiyaa
awood badan marka uungeedkan adeegsado Ginseng waa geed dabiici ah oo u roon
maskaxda ruuxa u baahan inuu xifdigiisa kordho ha
adeegsado.



Ginseng, isagoo caadi ah waxaad u cuni kartaa sida cadayga loo  calaanjiyo waxaa kalood ka dhigi
kartaa shaah, hadda waa la helaa isagoo shaah oo kale u diyaarsan, intaad keento biya kulul ayaad
dhexgalinaysaa ilaa uu ka dhalaalo, wax dhib uu leeyahayna ma jiraan .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *