Uncategorized

MAXAA SABAB U AH BURBURKA QOYSKA IYO NIYAD JABKA SOO WAJAHO LAMAANAHA IS JECEL..

iftineducation.com –  Marka ay labada Lamaane aduunka iska calmadaan waa hubaal in eey is qabtaan waxaana wax walbo lagu xaliyaa wada hadal iyo cilad bixin aan mar waliba soo laaban.


Qoysaska isla nool iyo kuwa isla socdaba waxaa inta badan Burburkooda loo aaneeyaa Hal arin taasoo badanaa noole walbo ogsoonyahay ineey tahay burburiyaha qoyska.





Beenta oo ah mid uu Eebe
xaaraantinimeeyey ayaa sababta burbur iyo kala tag Labo lamaane, Runtuna waa mid qaraar dhanka kalana ka macaan
Sabiibka hadii la helo Qoys labada dhinacba Beenta iska ilaalsha waa Bulsho wada caafimahad qabta,
Beenta waa mida badanaa keenta in Qoysas xabuub ah kala geysa, waa mid sheegisteedu
wax walbo ka sahlantahay balse Saameynteedu sun aan bixin ah.


Hadaba Shakhsi walbaa Maanka haku haayo in Beentu tahay mid aan Barakeesneen Burbur iyo
Barakac baahsana ku keenta Bulshada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *