Uncategorized

Maxaa ka jira inay Furinle iyo Yurub Geenyo iska Dhiibeen Ingiriiska?

iftineducation.com – Waxaa dhagaha shacabka kusoo dhacayay warar been ah oo sheegaya inay fanaanada caanka ah ee Yurub Geenyo iyo Musicianka caanka ah ee Axmed Wali Furinle ay iska dhiibeen Dalka Ingiriiska oo aanay dib ugu noqon doonin Hargeisa. 


Warkan ayaa ah mid aan sal iyo raad toona ahayn maadama oo aanay wadanka kusoo galin qaab qaxoontinimo se casuumad ay ku yimaaden 


markay visadu ka dhamaatana ay noqon doonan sidii fanaaninti ka horeyey e lagu so casuumi jiray



carwada Usbuuca Somalida ee sanad walba ka dhacda caasimada London.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *