Uncategorized

MAXAA ISKA BADALAY HABLAHA U DHOOFAY DALALKA CADAANKA

iftineducation.com – Hablaha soomaaliyeed marka ay u dhoofeen dalalka yurub dabeecadahooda maxaa is badalay ma taqaanaa?


marka hore xaga labiska qaar badan ayaa is  baddalay qaarna dhaqankooda ayay ilaaliyeen 
xagga cuntada qaar way naceen inay


 cunto kariyaan waxay ka doonaan makhaayadda
xagga raaxada guriga qaar 


way ku waasheen qaarna way iska fureen ragga



xagga ilmaha qaar ilmahooda ayay waayeen qaarna way ilaaliyeen



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *