Uncategorized

Maxaa dhulka loo seexiyaa labada aroos habeenka hore

iftineducation.com – Maxaa dhulka loo seexiyaa labada aroos habeenka hore


Naagaha somali lagu dhalay badankooda fircooni ayay u gudan yihiin, 


taa macnaheeda waxaa waaye, in ay u baahan tahay habeenka aqalgalka shaqo culus,



oo keenaysa in ninka meeshaas bahalkiisa ku furo, sidaa awgeed habeenka aqalgalka raga waxay fidsadaan dhulka firaash ee sariirta kuma seexdaan, waayo sariirta waa moolo, 


haddii la riixo kuma soo celinayso, 


gabadha marka ay xanuun dareento gadaal ayay u baxaysaa, waayo way tolan tahay, 


maqaarka jirkeeda ayaa isku dhegan meesha ay iska qabsadaan labada faruurood ee siilka, 


marka xanuun culus ayay dareemaysaa gabadha marka la bigra jabinayo, dhulka ayaa loo fidiyaa joodari ama firshaash ama darin.



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *