Uncategorized

Kalsoonida gabdhaha sidan baa loo kasbadaa xogculus

iftineducation.com – Kalsoonida gabdhaha sidan baa loo kasbadaa xogculus


Naagaha waxay aad uga helaan nin qiimeeyaa oo mar kasta waydiiya xaalkooda, 


ma jecla naata in laga aamuso marka aad guursato waxaa lagaa rabaa inaad mar kasta weydiiso 



waxay u baahan tahay hadalo macaan waa inaad ku tiraahdaa marwalba, 


sheekada badan ninka iyo xaaskiisa uma keento dhib balse waxaa laga yaabaa inay kalsooni adag siiso

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *