Uncategorized

KALSOONI SIDEED U SIIN KARTAA DUMARKA HADAL MUHIM AH

iftineducation.com – KALSOONI SIDEED U SIIN KARTAA DUMARKA HADAL MUHIM AH


Naagaha waxay aad uga helaan nin qiimeeyaa oo mar kasta waydiiya xaalkooda, 


ma jecla naata in laga aamuso marka aad guursato 


waxaa lagaa rabaa inaad mar kasta weydiiso waxay u baahan tahay hadalo macaan 


waa inaad ku tiraahdaa marwalba, 


sheekada badan ninka iyo xaaskiisa uma keento dhib balse 



waxaa laga yaabaa inay kalsooni adag siiso



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *