Uncategorized

KALSOONI SIDEED U SIIN KARTAA DUMARKA HADAL MUHIM AH

iftineducation.com – Naagaha waxay aad uga helaan nin qiimeeyaa oo mar kasta waydiiya xaalkooda, 


ma jecla naata in laga aamuso marka aad guursato waxaa lagaa rabaa inaad mar kasta 




weydiiso waxay u baahan tahay hadalo macaan waa inaad ku tiraahdaa marwalba, 




sheekada badan ninka iyo xaaskiisa uma keento dhib balse waxaa laga yaabaa inay kalsooni adag siiso





KALSOONI SIDEED U SIIN KARTAA DUMARKA HADAL MUHIM AH

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *