Uncategorized

JACAYLKA SIDA AY NAAGAHA U YAQAANAAN

iftineducation.com – Intaa kuu caroolaha cudur kuu qaadi Lhasa cuqdad isku beeri lahaa col kula noqo lahaa caadi caadi caadi beey iska dhigayaa intaa is ciil gaanbi lahaa adi kuu caabmi lahaa nafteedna ciriiri lahaa ceeshka kaaga go i lahaa caadi caadi caadi caadi bey iska dhigayaa waa cibaaro halisa jaceel ceeboowe 


caadi bey iska dhigayaa intaa kuu caban lahaa kali keey caarif naalahaa cadibaad kuu kali lahaa 


caloolyow ku jiri lahaa caadi caadi bey iska dhigayaa intaa ku caburmi lahaa cabasho ku jiri lahaa adi ku culesi lahaa caadi caadi bey iska dhigayaa 





waa cibaaro halisa jaceel ceboobe caadi bey iska dhigayaa



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *