Uncategorized

Ilkacase oo Dalmar Yare ku karbaashay hees raab ah kuna tilmaamay kondhomka Ethiopia

iftineducation.com – Ilkacase oo Dalmar Yare ku karbaashay hees raab ah kuna tilmaamay kondhomka Ethiopia


Fanaanka Qays Ilkacase oo qaada heesaha raabta ahaa hees raap ah ku karbaashay fanaanka Dalmar yare oo ka mid ah Waayaha Cusub isagoo ku tilmaamay Kondhomka Itoobiya oo uu heesta u baxiyay.

Warar hoose oo Jilaa soo gaaray ayaa sheegaya in dagaal faneedkaan uu dib u bilaawday kadib markuu  Ilkacase ka carooday Dalmar Yare oo  aflagaadeeyay jabhada xoreynta Ogaadeen ee ONLF loo yaqaana isagoo ku sugnaa xaflad Ethiopia lagu taageeyay, taasoo keentay in Ilkacase uu ku raabo cayda fanaankan kale.
Ilkacase ayaa lagu yaqaana inuu yahay fanaan wadani ah oo isagu aad uga soo horjeeda Ethioipia iyo shisheeya dhulka Soomaalida haysta.
Isha Warka: Jilaa.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *