Uncategorized

GABADH BUU DOONTAY

iftineducation.com – GABADH BUU DOONTAY
Reer buu gabar ka doontay markii gabdhi la soo fadhiisiyay waxey ku tiri matahay xaafidul quraan oo ma xifdisantahy quranka?


Waxuu yiri maya lakiin hada xifdinaa ee adiganeh
Waxey ku tiri ilaa juz camma baan xifdisanahay
Wey ogolaatay markee aragtay in uu run sheegayo weyna isguursaden waxeyna bilaaweyn in ee wada xifdiyaan quraanka, markey dhameyen waxey bilaawen xifdinta bukhaariga
Maalintii danbe ayaa gabadha aabahed u yimid shiikhi uguna bishaaareyay in gabadhiiisu xifdisay quraanka waxuuna ku yiri “Gabadhaadu waxey xifdisay quraanka”

Odaygii intuuu yaabay buu soo qaday ijaazooyinkii ay hore u heesatay intaaan la guursanee cadenayay inay tahay xafidad waxuuna soo hor dhigay ninkii!
Gabadhaasi waxey ka xishootay in ee iska saramariso ninkeeda maadama uusan aqoon quraanka waxeyna isaga dhigtay qof aan aqoon quraanka waxeyna sawab u noqotay in uu seygeda barto quraanka
Hadad waxbaratay iyo si walba oo aad darajo u leedahay haiska sareesiin Ninkaaaga 
Iyo qof walba oo bini aadam ah waayo waxa jira dad kaaa aqoon badan hadana qarsoon oona alle kaaga dhaw
—Fadlan # Share # Comment # Like Wadada badbaadada
°`●.♢°`●.♡°`•●♡.°`°●.♡°`•●.♡`°.
••.○ Ahmed Ali Noor ☆ Roonow○.••

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *