Uncategorized

FARXIYA ISKOOR IYO FARHIA KABAYARE MAXAY ISKU HAYSTAAN

iftineducation.com – FARXIYA ISKOOR IYO FARHIA KABAYARE MAXAY ISKU HAYSTAAN

Farxiya kabayare ayaa waxay ka hadashay dhowr maalmood ka hor gabadha caanka noqotay oo lagu magacaabo farxiya iskoor, 

waxay sheegtay magaca inay iyada u bixisay laakin farxiya iskoor way uga jawaabtay farxiya kabayare waxay soo duubtay video oo ay ku caddaynayso xaalka saxan xagga magaca taas oo keentay inay si xoog leh u weerarto oo una hanjibaado daawo muuqaalka.


kanna waa video farxiya kabayare ay kaga hadashay farxiya iskoor 

layaab badanaa kkkkk 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *