Uncategorized

faaidooyinka madaxweynaha mareykanka helo qofkii noqdo aqriso

iftineducation.com – faaidooyinka madaxweynaha mareykanka


mishaarka sanadkii $400,000 dollar


iyo 50,000 kharaashaadka ah








Aqalka Cad


Guriga Madaxweynaha 100 shaqaalo ayaa ka shaqeyso


Oo ay ku jiraan kuwa ka shaqeeyo kushiinka


Gaariga madaxweynaha ee loo yaqaanno The Beast





Beer 200 oo acre oo nasashada loogu talagalay


Diyaaradda Air Force one.


Waa laba diyaaradood oo duulimaadkoodu saacadii ay ku baxdo $180,000


Xilka kadibna


Sanadkii waxaa gunno loo siin doonaa 204,700 oo doolar, $96,000 loogu tala galay shaqaalaha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *