Uncategorized

Dhunkashada Jennifer Lopez ee Ninkeedi Hore Marc Anthony oo Ka Cadheysiisey Xaaskiisa!!

iftineducation.com Dhunkashada Jennifer Lopez ee Ninkeedi Hore Marc Anthony oo Ka Cadheysiisey Xaaskiisa!!


Sidey u muuqato dhunkashadii dhex martay Marc Anthony iyo xaaskiisi hore ee Jennifer Lopez ee xafladi qaybinta Abaalmarinta LATIN GRAMMY’S 2016 ayaa waxay sabab u noqotay cadhada xaaska Marc Anthony ee ah xidigada dharka xayasiisa Shannon De Lima, Iyadoo saxaafada Hollywood qorayaan inay si xad dhaafa uga cadhootay arinkaas ninkeedu ku kacay midasna sababtay inay kala tagaan.




Waxaana xusid mudan inay Jennifer Lopez iyo Marc Anthony ay kasoo qayb galeen xafladii Latin Grammys iyagoo halkaas hees ka wada qaaday abaalmarintii u ku guulaystay Marc Anthony ee ahayd Qofka sanadka ay gudoonsiisay xaaskisi hore e Jennifer iyadoo amaantay oo tidhi “Kaliya maaha qofka sanadka e wa sanadahoo dhan” ka dibna dhunkasho diiran isku dhaafsaday masraxa taaso sababtay buuq fara badan dhanka kalena ka farxisay taageerayasha isla jecel lamaanahan is furay 2014 ka dib markay is qabeen 10 sano.




waa arin layaab leh







Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *