Uncategorized

DEG DEG: Al-Shabaab oo Laba wiil oo walaalo ah gowracay + Magacyo

iftineducation.com – Maamulka degmada hodan ee gobolka Banaadir ayaa faah faahin ka bixiyay qabashada Waxyaabaha maanka dooriyaha iyo rag isticmaalyay oo ay ku soo qabteen howlgal ay ka sameeyeen Xaafad kamid ah Degmada Hadan ee gobolkaan Banaadir.


Axmed Salaad Ibraahim gudoomiyaha degmada hodan ayaa shegay in howlgalkas ay ku soo qabteen dhowr kiish oo ay ku jiraan Maandooriyaha Xashiishada iyo sidoo kale Calaq faraabdan oo isna kamid ah waxyaabaha Maanka dooriya.





Sido kale gudoomiyaha ayaa intaas ku daray in howlgalku uu socon doona islamarkaana ragii ay Maanta qabteen oo gaaraya ilaa 2 ay ku wareejiyeen Ciidanka Nabadsugida Somaaliya si baaritaano dheeraad ah loogu sameeyo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *