Uncategorized

Dayaxa oo dhulka usoo dhawaaday caawa iftiinkiisana indhaha kaa qabanaayo sida qoraxda oo kale

iftineducation.com – Dadka reer Uk ayaa isku diyaarinaya dayaxii ugu waynaa ee la arko ee soo dhawaada tan iyo 1948-dii.


Marka ugu fiican ee UK laga arki karo ayaa ah caawa, dayaxa ayaa soo bixi doona saacada markay tahay 16:43 magaalada Edinburgh, isagoo London ka soo bixi doona 16:44.


somaliyana hada ayaaba laga dawanaya sawiradaan ayaa laga soo diray



Dadka fiirsanaya ayaa arki doona 7% dayax ka wayn kan caadiga kana iftiin badan 15%, inkastoo indhaha bini’aadanka aysan arkayn wax is badal ah.


Dayaxa ayaa sida hadda u soo dhawaanayn ilaa laga gaaro 25 November 2034.


Xafiiska UK ee saadaaliya cimilada ee Met Office ayaa sheegay in cirka uu daruuro yeelan doono markuu dayaxa soo dhawaado, waxayna dadka u sheegeen inay fiiriyaan internetka waqtiga ay ku soo aadan tahay meesha ay joogaan.



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *