Uncategorized

DARAASAAD:- Filimada Galmada ee ladaawado oo laga qaado cuduro maskaxeed siiba gabdhaha

iftineducation.com – DARAASAAD:- Filimada Galmada ee ladaawado oo laga qaado cuduro
maskaxeed
Waa Digniin ku socoto dadka daawada filimada anshax xumada ah.
Daraasaad Cusub ay sameysay jaamacad ku taala wadanka mareykanka
ayaa sheegtay in wasmada badan ee la daawado laga qaado cuduro ku
dhaco maskaxda ay na u darantaya raga iyo dumarka iney daawadaan
wasmada video-ga lasoo duubay. taasoo wax u dhimeyso maskaxda.
Waxey kaloo sheegeen culumadaan iney dhibaato ku keento qofka
wasmada badan daawada mustaqbalka inuu gabo kacsiga dhamaan.
Taas ugu danbeyn qaniis ka dhigeysa nina wasmada badan daawada iyo
waliba haweenkana waa lamid.
Shabakada gaaloos.com oo idin soo tarjuntay war bixintaan mar





halkaan ka daawo muuqaalka






walbana diyaar idin kula ah in ay idin ka haqab tirdo u adeega bulshada
iyo qooyska intaba

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *