Uncategorized

Daawo Siday Aishwarya Rai Ugu Dabaaldagtay Sanad guuradeeda 43aad

iftineducation.com – Boqorada quruxda aduunka ahna xidigada Bollywood Aishwarya Rai Batchan ayaa u dabaaldegtay sanadguuradeda 43aad 


iyado xaflad yar ku dhex qabsatay aqalkeeda ku yaala Mumbai 


waxaana kasoo qayb galay Ninkeeda Abhishek Bachchan iyo Aabihii Amitabh Bachchan 


sidoo kale waxa la dabaaldegay 


xidigo ka mida Bollywood oo asxaab ay la tahay 


sida Manish Malhotra, 



Sonali Bendre iyo Goldie Behl.



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *