Uncategorized

Daawo: Sawirkii ugu Qosolka iyo Yaabka badnaa oo laga sameeyey Shariif Xasan

iftineducation.com – Daawo: Sawirkii ugu Qosolka iyo Yaabka badnaa oo laga sameeyey Shariif Xasan


Sawir gacmeedkaani cajiibka ah ayaa waxaa lagu muujiyay Hagar Siyaasadeedka Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.


Sawirkaani ayaa waxaa lagu muujiyay Shariif Xasan oo buur aad u weyn kasoo daadinaaya dhowr qof kuwaasi oo ku qeyla dhaaminaaya inay cadaalad ka raadiyeen Shariif Xasan balse ay sidaani kala kulmeen.






Ujeedka Sawir gacmeedka ayaa ah in Shariif Xasan ay ka guurtay naxariista, isagoo u taagan fulinta danihiisa Siyaasadeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *