Uncategorized

DAAWO LA-YAAB: Cadaado ayey xil u raadsatay iyadoo xiran Jaakadda Xabada Celisa iyo Dadkii oo la yaabay

iftineducation.com – Foosiya Abuukar Xasan oo ah Musharax u taagan Xilka Aqalka Hoose ayaa soo gaadhay magaalada Cadaado, waxayna ka Warbixisay Qorshaha Safarkeeda ay ku timid magaalada Cadaado.


DAAWO LA-YAAB: Cadaado ayey xil u raadsatay iyadoo xiran Jaakadda Xabada Celisa iyo Dadkii oo la yaabay




HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA



Arinta la yaabka ku Noqotay Bulshada ayaa waxay ahayd Kadib markii Gabadhan ay soo xidhatay Jaakada Aan Xabadu karin, Iyadoo Cabsi ka qabta Xaalada amaan ee magaalada Cadaado.



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *