Uncategorized

AKHRISO: Liiska Musharaxiinta ku tartamaya kuraasta Aqalka sare ee Somaliland oo la soo saaray (Yaa ku jira?)

iftineducation.com – Guddiga doorashooyinka dadban ee u gaarka ah gobolada woqooyi ayaa soo saaray liiska musharaxiinta ku tartamaya xubnaha aqalka sare looga qoondeeyey siyaasiyinta ka soo jeeda Somaliland ee ku sugan Muqdisho.




Liiska la soo saaray ayaa waxaa ku qoran 30 musharax oo ku tartami doona 11-ka kursi ee loo qoondeeyey xubnaha ka soo jeeda Somaliland ee ku soo biiraya aqalka sare ee baarlamanka Somalia.




Waxaa ku jira liiska siyaasiyiin caan ah oo qaarkood ay ka tirsan yihiin xukuumada Somalia ee xiligan dalka sii maamuleysa iyo qaar kale oo horey xilal uga soo qabtay xukuumadihii hore, 






waxaana qoraalka guddigu soo saaray oo shabakada iftineducation.com ay heshay uu u qorna sidatan:-








kala soco wararkaloo dheeri ah 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *