Uncategorized

3 wiil somali guri isla daganaa ayaa is dagaalay…..

iftineducation.com – Sheeko waalan,

3 wiil somali guri isla daganaa ayaa waxay soo gishteen internet wifi waxaa lisku dagaalay pasword iyo username ka magacayga laga dhigaa, 

waxaa loo qabtay shir dib u heshiisiin ah waxaa lagu heshiiyay markii danbe in nin walba magaciisa laba xaraf laga soo qaado kadibna laga dhigo password iyo username ka wifi ga. Kkkkkk


#Somali meel walba wax maalayacni xata walisku dagaalaa aan waxba eheen kkkkkkkk


Jimca wanaagsan kkkkkk


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *