Uncategorized

Yaa Maalgeliya Ololaha Doorashada Somalia?

iftineducation.com – Doorashada ka dhacaysa Soomaaliya ee labada Aqal ee Baarlamaanka iyo tan 
Madaxweynennimada ayaa abuurtay dhaqaale badan oo soo gala saaxada siyaasadda. Lacagtaasi ayay 


ololayaashooda u adeegsanayaan musharrixiinta kala duwan si loo soo doorto.


Haddaba xaggee ayey lacagtan ka imanaysaa? Qaybtii koowaad ee warbixino arrintan ku saabsan waxaa inoo soo diyaariyey soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.








Yaa Maalgeliya Ololaha Doorashada Soomaaliya (0:07:08)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *