Uncategorized

Wax kabaro 6 Hab Ee Ugu Macaan Ciyaarta Sariirta waqtiga galmada ugaar ah dumarka buudhan

iftineducation.com – Habab kala duwan ayaa lagu helaa macaanka gariirka galmada , iyadoo ciyaar sariireed isu dheeli tirin lagu heli karo hababkaan soo socda


Qaabka Faarisiga ah : Habkaan haween waliba waa ay jecel yihiin , waa hab haweeneyda u ogalaaneysa in ay iyada ahaado qofta ka mas`uulka ah cayaarta , waana in ninka uu ku jiifato dhabarkiisa halka haweneyda ay iyada sara mareyso






Habkaan haweeneyda iyada ayaa is maamuleysa halka gacamahedana ay saareyso xabadkiisa , waxa uu ninka sidoo kale sii xoojin karaa xaraarada kacsiga lamaantiisa maadama uu ku cayaarayo labada naasood .


Habka caalamiga ah ee caadiga ah: waa hab inta badan la isticmaalo , haweeneyda ayaa dhabarkeeda ku seexaneeysa iyadoo labadeeda bowdana kor u qaadeysa , waxa ayna tani sahleysa in dhunkashada kulul la is weydaarsado.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *