Uncategorized

Waraysi: Gabadhii ugu horreysay ee ka mid noqota aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo Qabiilkeeda

iftineducation.com – 15 Oktoobar waxaa la qabtay doorashadii ugu horraysay ee xubnaha ka mid noqonaya aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya.
Doorashadan oo ka dhacaysa xarumaha maamul goboleedyada ayaa Sabtidii magaalada cadaado ee dawlad goboleedka galmudug lagu qabtay tii ugu horraysay.


Ilaa 5 qof ayaa iminka la xaqiijiyey inay noqdeen dadkii ugu horreeyey ee ku biiray aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya, waxaana ka mid ah gabadhii ugu horraysay ee aqalkaas xubin ka noqota, waana Zamzam Daahir Maxamuud.


BBC ayey u warrantay, Bushra Nuur ayaana weydiisay bal inay marka hore ka warranto dareenkeeda iyo waxa ay doorashadan uga dhigan tahay.


RIIX HALKAAN KA DHAGEYSO


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *