Uncategorized

wadanka aduunka ugu quruxda badan

iftineducation.com – wadanka aduunka ugu quruxda badan

waa wax aad xiisa badan inaad ogaato 10 ka caasimadood ee dunida ugu quruxoon.

Lanbarka

Magaca magaalada

Magaca wadanka

1

London

England

2

Islamabad

Pakistan

3

Berlin

Germany

4

Washington

America

5

Paris

France

6

Rome

Italy

7

Tokyo

Japan

8

Budapest

Hungary

9

Ottawa

Canada

10

Moscow

Rus

1 .LONDON

London caasimada Boqortooyada England waxay liika ka gashey kaalinta kobaad waa goob soo jiidasho leh ,kalinta kobaad waxaa udoortay  Dalxisayaasha dunida kadib

2. Islamabad

Magaala madaxda wadan ka Pakistan waa mid ka mid ah magaalooyinka ugu qurxoon dunida.waxay ku caan baxday qurux,waa magaala aad usoo jiidatay indhaha dadka dalxiisayaasha waxaanay udoorteen Kaalinta labaad.

3. Berlin.

Waa caasimada wadanka germany,waxany ka mid tahay 16.gobol ee wadankaasi.berlin waxay  ku jirtaa caasimadaha ugu qurxoon dunida ,iyadoo  awood uyeelatay inay ka so kabato burburkii 1945.

4. Washington

Caasimada wadank ugu quwada wayn aduunka USA.waxaa la aasaasay 1791.sido kale waa meesha 24aad ee ugu caansan dunida.sidaa si lamid ah waxay ku guulaysatay inay noqoto caasimada 4aad ee ugu qurxoon dunida.

5. Paris

Paris waa caasimada france waxay nasiib u heshay inay ka mid ahaato 10ka wadan ee dunida ugu quruxbadan kadib markay dadkeedu galiyeen dadaal aad uwayn .marka laga yimaado caasimadaha waa magaalada ugu qurxoon dunida .

CAASIMADEE JECESHAHY INAAD KU DALXIISTO?

–Bahda AQoonkaab–

Bilaal axmed cige

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *