Uncategorized

Sawirro:-Gaadiid Ku Cusub Magaalada Muqdisho oo Arin Fiican Haya

iftineducation.com – Sawirro:-Gaadiid Ku Cusub Magaalada Muqdisho oo Arin Fiican Haya




Waxaa magaalada Muqdisho kusoo kordhay Gaadiid Cusub oo loogu talo 




galay inay Nadaafada Ka qeyb qaataan oo la doonayo bilic soo celinta Muqdisho.




Baabuurtaan oo nuca Mootada usameysan ayaa qashin kurista qaabilsan kuwaasi oo 


dadka doonaya inay quruxda soo saaraan.




Qashin kurayaasha Gaadiidkaan ayaa waxa keenay Shirkad la yiraahdo ECCO oo ah 




Mid Bilic soo celinta Xamar ka qeyb qaadaneysa.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *