Uncategorized

Salman Khan, Ileana D’Cruz, Amy Jackson Iyo Xidigo Kale Oo Sawiro Laga Qaaday Xili Ay Airport-ka Mumbai ku Sugnaayeen (+Sawiro)

iftineducation.com – Qaar ka mid ah xidigaha Bollywood-ka ayaa sawior looga qaaday Airport-ka magaalada mumbai waxaana ugu ugu Horeeyo Super star Salman Khan.


Salman Khan ayaa mashquul ku ah filimkiisa xiga ee uu director-ka yahay Kabir Khan ee Tubelight, ayaa shalay Sawiro looga qaadaay Airport-ka magaalada Mumbai.


Sallu Bhai ayaa jadwalka koowaad filimka Tubelight, uu ku duubay magaalada Ladakh, Sallu Bhai ayaana ku sugnaa Magaalada Manali ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Mumbai si uu u bilaabo barnaamijka Big Boss 10.



Sido kale waxaa sawiro laga qaaday Amy Jackson, Ileana D’Cruz, Neha Dhupia iyo xidigo kale.




Salman Khan iyo Ayush Sharma

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *