Uncategorized

ORAAH MACAAN: Gabar kala shabisa Ragga

iftineducation.com – Waxa ay ku bilaabatay sidatan :


Gabar aad u damac badan, shukaansigeeda Facebook, IMO, 


WhatsApp iyo Viber uu xad ka bax yahay , 


si layaab leh oo xishood darro ahna u kala shabisa ragga !





Si ay u qeexdo in iscadeynta iyo isturukeynta (Makeup) uu yahay qarash rageed, ayaa waxa ay tiri :


” Haddii ragga qaar noqdeen qurux raac, maxaa diidaya dumarkana inay noqdaan dhuuni raac ! “.



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *