Uncategorized

Nin baa ii tagay waxaan ka baqayaa inaan uur qaado

iftineducation.com – Nin baa ii tagay waxaan ka baqayaa inaan uur qaado


Waxaan ahay gabar yar waxaan la sexday 


will waxan ka baqaa in aan ur yeshay 


sidee uga hortagi karaa 


mana rabo walidkey in eey ogadaan talo ma heli karaa dag daga

Jawaab 


Walaal sinada aad bay u dhib badan tahay dambi wey ayaa laga kasbadaa akkhiro adduunna waxay leedahay fadeexo weyn, haddii aad uur qaaday waxaa kuu fiican inaad ninka ku yeelay aad u sheegto inaad dili lahayd ilmo uurka ku jira ninkaas hadduu uu sheegto isaga ha ku asturo ha ku guursado


Talada hoos ugu reeb walaashaan waxii talo ah

Akhriso : Qaabka Wasmada‎ naagaha ugu jecelyihiin?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *