Uncategorized

Naag ninkeeda garaacayso sababta maxay tahay daawo

iftineducation.com – Naag ninkeeda garaacayso sababta maxay tahay daawo


Filinkan yar somaliga ah wuxuu tilmaamayaa naagaha inay dalbadaan in badan furiin, 


marka la furana dhulka ayaa la wareeganaya, 


 waxaa soo dirdiro naagaha kale deriska la ah ama naagaha garoobada, 


waxay rabaan si gurigooda uu u dumo, webka iftin wuxuu ka mid yahay webyada caanka oo soomaalida aad u soo galaan 


maxaayeelay wuxuu ka hadlayaa arimaha bulshada, iftin dad badan ayaa la soo xiriira marwalba oo leh, 


webkiina waan u bognay, 


waxyaalo farabadan ayaad qortaan, 



daawo waa sheeko yar qosol hel, 




video


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *