Uncategorized

MUUQAAL: Maamulka Soomaliland oo Codsaday in loosoo qabto Jen. Morgan, Kana hor yimi inuu ku biiro Aqalka sare

iftineducation.com – MUUQAAL: Maamulka Soomaliland oo Codsaday in loosoo qabto Jen. Morgan, Kana hor yimi inuu ku biiro Aqalka sare


Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay Jen. Maxamed Xirsi Morgan oo kamid ahaa Dawladii dhexe ee Soomaaliya, oo Xiligan u taagan Aqalka Sare ee Soomaaliya.





Morgan ayay ku eedeeyeen inuu yahay Gacan ku dhiigle, 


Waxayna soo dhoweeyeen Warkii dhowaan kasoo baxay Beesha Caalamka, 


Waxayna Dawlada Soomaliya usoo Jeediyeen inaan Xubnahaasi lagu darin, 


Waxayna sheegeen in Morgan uu Doonayo inuu Dhibaato kale gaysto “Waxaanu Aduunwaynaha ka Codsanaynaa in Lasoo Qabto, 



Mid hada Shaarubo wayn Samaystay oo la yidhaahdo Morgan, Kaasi oo la doonayo in lagu soo daro Baarlamaanka Soomaaliya”.



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *